Ciidamada dowlada oo xoog ku joojiyay Munaasabad Ahlu Sunna ku qaban laheyd Dhuusomareeb

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta joojiyay munaasabad qado ah oo soo qaban qaabisay kooxda Ahlu Sunna, waxaana munaasabadan lagu soo dhaweyn lahaa Xildhibaanada Ahlu Sunna ka qaadatay Galmudug. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada amaanka ayaa waqrad amar ah geeyay goobta lagu qaban lahaa munaasabada lagu soo dhaweyn lahaa Xildhibaanada Ahlu Sunna magacyadooda dhawaan … Continue reading Ciidamada dowlada oo xoog ku joojiyay Munaasabad Ahlu Sunna ku qaban laheyd Dhuusomareeb